Banaan bax lagu taageerayay Farmaajo laguna diidanaa Axmed Madoobe oo la dhigay (Sawirro)

Waxaa maanta degmooyin katirsan gobolka Gedo ka dhacay banaan baxyo looga soo horjeeday Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe sidoo kale lagu taageerayay Madaxweyne Farmaajo oo kasoo jeeda gobolkaasi. Dadka banaan baxa dhigayay ayaa ku dhawaaqayay ereyo ka dhan ah Madaxweynaha Jubbaland , waxa ayna inta badan dadkii isku soo baxay si weyn u cambaareenayeen Madaxweynaha … Continue reading Banaan bax lagu taageerayay Farmaajo laguna diidanaa Axmed Madoobe oo la dhigay (Sawirro)